Boris iyo Jo oo ilmo Johnson wada ah.

Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee dalka Ingiriiska Boris Johson ayaa Walaalkii Jo Johnson u Magacaabay Wasiiru Dawlaha Ganacsiga,Tamarta iyo Warshadaha ee Xukuumadiisa.

Jo Johnson ayaa ahaa xubin katirsan baarlamaanka tan iyo sanadkii 2010, wuxuuna kamid yahay xisbiga Konservative ee midigta.

Boris Johnson ayaa dhexda uga jiro dhisitaanka xukuumadiisa cusub, kadib markii uu shaley la wareegay xilka reysulwasaaranimo ee dalweynaha UK.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of