Kiisaska Barnevern-ka – Qareen lacag la´aan ah ayaad xaq u leedahay

0
138

Nagala soo xiriir: 45970350 ama post@scolaw.no,

Makula soo xiriireen ama kiis makaa soo galay hey´adda barnevernka? 

Waxaa noo shaqeeyo qareeno khibrad dheer u leh arimaha barnevernka, waxaana caawinaa qoysas badan oo soomaali ah. 

Nala soo xiriir, waxaan ku siineynaa talo bixin xaga sharciga ah oo free ah. 24 saac gudahood Ayaan balan kuugu sameyn doonaa. 

Xusuuso mar walba inaad xaq u leedahay:

  1. Waxaad mar walba xaq u leedahay qareen lacag la´aan ah, hadii kiis uu kaasoo galo hey´adda caruurta Ama caruurtaada lagaala wareego xanaanadooda. 
  2. Barnevernka waxaa waajib ku ah inay ku caawiyaan, kuna siiyaan talo, ku tusaan habka korinta saxda ah, koorsooyiin iyo caawinta kale aad u baahantahay. Waa prosses dheer oo u baahan fahan guud iyo la socosho joogto ah oo dhow. 
  3. Waxaan kaa caawin karnaa inaad fahanto qaabka ay u shaqeeyaan, waxa aad xaqa u leedahay iyo sida ugu fiican ee aad kiiskaaga u muujin karto. Waxaan soo caawinay waalidiin badan oo soomaali ah, wax badan ayaana ka ognahay dhibaatada xaga fahanka ah ee kala heysata barnevernka iyo qoysaska soomaalida ah.
  4.  Waxaan kula socon doonaa inta uusan kiisku furmin, inta uu socdo iyo marka uu dhamaado intaba. 

Ilaa 10 kiis oo barnevernka ka dhan ah, ayaa hada yaalo maxkamada xuquuqul insaanka Yurub ee Strasbourg. Waxaana marar badan hey´adda lagu eedeeyay qaabka ay uga shaqeeyaan ama u turjumaan xeerarka sharciga caruurta. 

Nagala soo xiriir: Kontakt oss på 45970350 ama post@scolaw.no, si aad u hesho caawinta sharciyeed ee ku saabsan barnevernka. Ama si aad u hesho jawaabta su´aasha maskaxdaada kujirto.

Waxaa noo shaqeeyo shaqaale ku hadlo af soomaali iyo carabi.

Waxaan xafiis ku leenahay magaalooyinka Oslo, Bergen,Stavanger, Sarsborg iyo Drammen.  Xafiiskeena guud waxa uu kuyaalaa, Dronningens gate 8 A, 0152 Oslo. 

Booqo webkeena: Scolaw.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments