Denmark oo dib u bilowday dib u dajinta qoxootiga caalamiga ah.

0
110
Mette Frederiksen : Reysulwasaaraha cusub ee Denmark

Xukuumada cusub ee dalka Denmark dhawaan ka dhalatay ayaa ku dhawaaqday inay dib usoo celin doonto soo qaadashada iyo dib u dajinta qoxootiga ku sugan xeryaha caalamka ee qaramada midoobay ay maamusho.

Xukuumadii hore ee dalka Denmark ka talineysay sideedii sano ee ugu danbeysay, ayaa gabi ahaanba joojisay soo qaadashada qoxootiga, sidoo kale diideyna inay aqbasho saamiga ay Denmark ku laheyd qeybsiga qoxootiga ee caalamiga ee midowga Yurub uu soo bandhigay.

Kala xiriir 45970350 ama booqo webkooda(Riix sawirka kore).

Xisbiyada bidixda ee isku baheystay xukuumadan cusub ayaa siyaasad ahaan dhanka qoxootiga ka yara fur-furan xukuumadii ka horeysay. Inkasta oo ay wali Denmark kamid tahay wadamada ugu siyaasad adag dhanka qoxootiga.

Xigasho/kilde: Danmark vil tage imod omkring 30 svage kvoteflygtninge i år-

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments