Daraasad: 67% Norwiijigu waxey cabsi ka qabaan Putin.

0
107
Foto: Wikepedia

Sida lagu ogaaday daraasad ay sameysay xarunta Ipsos, 67 % dadka Norwiijiga ah ayaa cabsi ka qaba in madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin uu khatar ku yahay nabadda aduunka.

Tirada dadka Norwiijiga ah ee aaminsan in Putin uu khatar ku yahay amaanka iyo nabadda caalamka, ayaa sanadkii hore xiligan oo kale aheyd 45%. Waxaana hada ku yahay kor u kac aad u balaaran.

Kala xiriir 45970350 ama booqo webkooda(Riix sawirka ama qoraalkan)

25% dadka xog uruurinta daraasada laga sameeyay ayaa sheegay in Putin uu halis sidaas usii weyn ku aheyn amniga caalamka.

Ipsos ayaa xog uruurintan u sameysay wargeyska Dagbladet

Xigasho/kilde: To av tre nordmenn frykter Putin

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments