Boosaska banaan ee jaamacadaha: Wali waad heli kartaa waxbarashada jaamaca.

0
92

Isbuucii ina dhaafay ardeyda sanadkan codsaday waxbarashada jaamacadaha, ayaa jawaab ka helay codsiyada jaamacada, waxeyna ogaadeen jaamacadaha ay soo galeen iyo waxbarashada ay heleen.

Balse dad badan ayaan wali helin waxbarashadii ay codsadeen ama uu ka buuxsamay booska, kuna jiro safka sugitaanka.

Waaxda codsiyada jaamacadaha u qaabilsan wasaarada waxabrashada Norway ayaa shaley soo saartay boosaska ka banaan jaamacadaha, ee wali ay ardeydu codsan karaan(ledige studieplasser). Waana fursad labaad oo qofka aan helin waxbarashadii uu markii hore codsaday uu ku heli karo.

Halkan kasii fiiri boosaska banaan.

XYS: SHirkada: Sharciga xaqiisa masiiyo qofkii aamusa, nala soo xiriir si aan kiiskaaga u dhageysano, talana kaaga siino: 45970350

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments