lørdag, april 20, 2024

(XYS): Kiisaska booliska: Waxaad xaq u leedahay qareen ay dowladu lacagtiisa bixineyso.

Shirkada qareenada Scolaw.no

Adiga ama qof kale oo qoyskaaga ah boolisku mala soo xiriireen? Waxaad xaq u leedahay inaad hesho qareen lacag la aan ah oo ay dowladu lacagtiisa bixineyso.

Waxaa noo shaqeeyo qareeno khibrad iyo aqoon durugsan u leh kiisaska dacwada booliska, waxaana horey u caawinay soomaalio badan.

Nala soo xiriir, hadii kiis idinka dhaxeeyo adiga iyo booliska, ama aad su´aal ka qabto waxa ay tahay inaad sameyso. 24 saac gudahood ayaan balan kuugu qaban.

Xusuuso mar walba:

  1. Waxaad xaq u leedahay inaad hesho qareen lacag la´aan ah kiisaska falal danbiyeedka ee la xiriira booliska.
  2. Waxaad xaq u leedahay inuu qareen kula socdo, marka aad booliska la xiriireyso.
  3. Waxaad xaq u leedahay inaad ka aamusto ama aadan ka jawaabin su´aalaha booliska. Hadii uusan qareen kula taliyo kula socon.
  4. Su´aalaha ku saabsan qoyskaaga ama dadka kale ee familkaaga ka agdhow, kuma qasbanid inaad ka jawaabto. Mar walba qareenka la tasho.
  5. Waxaan talo bixin ku siineynaa, inta aan kiiska la furin, inta uu socdo iyo waliba marka uu dhamaado.

Waxaan qofka siinaa saacad aan ku dhageysano kiiska qofka, si aan u qiimeyno nooca kiiskiisa iyo waxa loo qaban karo.

Nagala soo xiriir: Kontakt oss på 45970350 ama post@scolaw.no, si aad u hesho caawinta sharciyeed ee ku saabsan kiisaska kor ku xusan. Ama si aad u hesho jawaabta su´aasha maskaxdaada kujirto.

Waxaa noo shaqeeyo shaqaale ku hadlo af soomaali iyo carabi.

Waxaan xafiis ku leenahay magaalooyinka Oslo, Bergen,Stavanger, Sarsborg iyo Drammen.  Xafiiskeena guud waxa uu kuyaalaa, Dronningens gate 8 A, 0152 Oslo. 

Booqo webkeena: Scolaw.no

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x