Foto: Xasan Raasto/SNTV

Safiya Cabdi Haase oo kamid ah soomaalida dalkan Norway, ayaa heshay bilada «Ordknappen», oo ah bilad sanadle ah oo la siiyo qof qoray ama turjumay buug.

Safiya ayaa biladan ugu guuleysatay turjimada ay af soomaali ku turjuntay buuga «Ryddetid» oo ah buug caruureed ah.

Haase ayaa horey ugu guuleysatay bilado dhowr ah, ayna kamid tahay mida uu bixiyo boqorka dalkan Norway ee   «Rydder av 1. klasse av St. Olavs Orden«.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of