Norway: Kuleyl 30° kor u dhaafayo oo gobolada qaar laga saadaalinayo»helgahan»

0
88

Laanta saadaasha hawada Norway, ayaa saadaalineyso in maalinta sabtida iyo axada nagu soo beegan, uu heer kulka gobolada qaar gaari karo 30 D iyo wax ka badan.

Gobolada koonfurta ayaa sabtida la saadaalinayaa in heer kulku uu gaari karo 30°, halka gobolada bariga la saadaalinayo in kuleylku uu gaari karo 25 ilaa 28 C°.

Shirkada: Nasoo wac, waxaan ku siin doonaa hal saac oo aan kiiskaaga ku dhageysano. Waxaa noo shaqeeyo turjumaano soomaali ah.

Laanta saadaasha hawada ayaa sheegtay in maalmaha ka danbeeyo Isniinta uu hoos u dhici doono heer kulka cimilada, isla markaana gobolada qaar laga filan karo roob xoogan.

Wadamada Yurub qaarkood ayaa waxaa maalmahan ka jiray kuleyl gaaraya 35 C°.

Xigasho/kilde: 30 grader?Lørdag er dagen

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments