torsdag, april 18, 2024

Denmark oo maanta doorashada madaxtinimo looga dareeray.

Maanta oo arbaco ah, waxaa dalka Denmark looga dareeray doorashaddii heer qaran ee dalkaas. Waxaana la dooran doonaa 175 Xildhibaan oo aqalka baarlamaaanka dalkaas uu ka koobanyahay.

Saadaasha la filayo ayaa ah in xisbiyada bidixda ee socialka ay ku guuleysan karaan doorashadan, ayna xukunka kala wareegi doonaan xukuumada hada taliso ee taageerada ka hesho xisbiga garabka midig ee fog.

Xisbiga shaqaalaha oo hada haysta 47 xildhibaan ayaa la filiyaa inuu helo ilaa +-55, halka xisbiyada taageerta ay heli karaan 38 xildhibaan. Taas oo ka dhigan in ay la wareegayaan aqlabiyada aqalka baarlamaanka, iyo sidoo kale awooda in ay soo dhisaan xukuumad cusub.

Xigasho/kilde: De danske paradoksene

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x