UK: Soomaaligii ugu horeeyay oo kamid noqday baarlamaanka EU-da.

0
160

Maajid Maajid oo horey usoo noqday duqa magaalada Sheffield ee dalka Britain, ayaa dhigay taariikh kale oo cusub. Wuxuuna noqday soomaaligii ugu horeeyay ee abid kamid noqdo xubnaha baarlamaanka midowga Yurub ee EU-da.

Maajid oo dalka UK tagay isaga oo shan sano jir ah, ayaa kamid noqday xubnaha xisbiga Green Party ee degmada uu horey duqa magaalada uga ahaa.

Saxaafadda dalka Ingiriiska ayaa sanadkii hore aad u hadalheysay maajid, kadib markii uu ku dhawaaqay in uu Trump ka mamnuucay magaalada uu duqa magaalada ka ahaa, Isagoo sheegay in Trump uu yahay nin aan mudnaan badan lahayn.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments