Norway: Qiimaha shidaalka oo isbuucan gaaray halkii ugu sareysay.

0
147
Foto: Privat

Isbuucan iyo kii lasoo dhaafay waxaa kor u kacay qiimaha litirka shidaalka ee dalkan Norway. Iyada oo meelaha qaar uu qiimaha shidaalku gaaray ilaa 18 kr litirkii.

Korarka qiimaha shidaalka ayaa la sheegay inuu salka ku hayo markii Maraykanku uu cunaqabatayn saaray labada dal ee shidaalka soo saara ee Iiraan iyo Venezuela, waxaana intaas sii dheer dagaalada ka jira Liibiya iyo dalalka ku jira ururka OPEC oo dhimay wax soo saarka shidaalka bilowgii sannadka cusub.

Maalintii shaley aheyd isniinta waxay gaartay birmiilka shidaalka ah dalkan Norway 71,58 dollar.

Xigasho/kilde: VG.NO

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments