Haugesund: Nin gubay calanka Norway oo boolisku ay xabsiga dhigeen.

0
80

Boolisku magaalada Haugesund ayaa xabsiga dhigay nin bartamaha magaaladaas ku gubay calanka Norway. Falkan ayaa ka dhacay wado caan ah oo kutaal bartamaha magaalada, dad badana ay xiligaas marayeen.

Booliska ayaa sheegay inay soo gaareen fariimo badan oo ay soo direen dad arkayay marka uu ninkan gubayay calanka. Waxeyna baaritaan kadib ninkan laga soo qabtay gudaha magaalada.

Boolisku ayaa sheegay in ninkan xabsiga la dhigay, baaritaana lagu sameyn doono kiiska gubista calanka ah. Waxeyna sheegeen in ninkan uu yahay mid ay boolisku horey u yaqaaneen.

Xigasho/kilde: Nettavisen.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments