Hambalyo maalinta 17 May

0
105

Waxaan dhamaan dadka soomaalida ah ee Norway ugu hanbalyeyneynaa dabaaldega maalinta 17 May oo ah maalinta dastuurka dalkan Norway, ama maalinta qaran ee dalkan.

Soomaalidu waxey kamid tahay mujtamac weynaha dalkan Norway, sidaas darteed si lamid ah shucuubka kale ee kunool dalkan, waxaa soomaalida dalkan Norway laga dareemayaa dabaaldega maalintan.

Hambalyo
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments