Sida ay isku raaceen inta badan ururada islaamiga ah ee Norway, iyo dalada ay ku mideysanyihiin ee IRN, maalinta beri ah ee isniinta ayaa noqon doonto maalinta koowaad ee bisha Ramadaan(Soon).

Hambalyo dhamaan dhamaan umada soomaaliyeed, gaar ahaan akhristayaasha NorSom News.

Waxaad halkan kala socon kartaa saacadaha afurka iyo suxuurta magaalooyinka Norway. Adiga oo dooran karo magaalada aad degantahay ama mida kuugu dhow.

Halkan ka fiiri kalenderka Ramadaanka: Islam.no

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of