Frp oo uu xaalku ku xunyahay bilo kooban kahor doorashada deegaanka Norway

0
72

Xisbiga midigta fog ee Frp ayaa ayaa codeyn qiyaas ah oo lagu saleeyay ra´yi uruurinta dadweynaha, waxeyn heleen 7,7 % qiyaastii. Waxeyna ka dhigantahay inay 0,7 % ka hoos mareen intii ay joogeen bil kahor.

Frp oo shir sanadeedkooda qabsaday dhamaadka isbuucii hore ayaa sameeyay isbadalo waaweyn, iyaga oo ku dagaalamay in Listhaug mar kale la siiyo jago wasiirnimo. Sidoo kale waxey soo jeediyeen soo jeedimo dhamaantood u ekaa kuwa lagu kasbanayo quluubta taageerayaashooda.

Xisbiga dowladda ku jira ee KrF, ayaa noqday kan soo noqday ama kor u kac sameeyey, wuxuuna ka soo kacay 1,6 boqolkiiba isagoona yimid 3,3 boqolkiiba.

– Tani waxay na xasuusinaysaa inaan si adag uga shaqayno siyaasadeena gobolada ee qodobada daryeelka dadka waaweyn oo aan wanaajinayno iyo canshuurta guryaha oo aan leenahay maya, tan iyo sagaalka sitembar, sidaas waxaa yiri guddoomiye ku xigeenka Frp Terje Søviknes oo u waramay NRK.

Xigasho/kilde: NETTAVISEN.NO

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments