BBC: Sidee dareemi laheyd hadii ilmahaaga lagaa qaato?

0
159

Qaadashada ama la wareegista xanaanada caruurta ayaa kamid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee lasoo darsa waalidiinta soomaalida ah ee Norway, ama ay cabsida xoogan ka qabaan.

Laanta afka soomaaliga ah ee BBC-da ayaa isbuucan wareysi la yeelatay mid kamid ah hooyootinka soomaalida ah ee kunool Norway, horeyna looga qaadatay caruurteeda.

Hooyadan ayaa BBC-da uga warantay dareenkeeda hooyanimada ee ku aadan qaadashada hey´adda xanaanada caruurta ee Norway.

Halkan ka daalaco wareysiga BBC-da ee hooyo Yurub

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments