Shirkada Hiiliye Travel ayaa macaamiisheeda ogeysiineyso in dadka degan Woqooyiga dalka Norway ee shirkada ka goosta adeega cumrada Ramadaanka, ay heli doonaan qiimo-dhimis dhan 1000 kr. Taas oo looga kabi doono socdaalkooda ay Oslo ku imaanayaan.

Macamiisha Hiiliye Travel ee degan Stavanger, Bergen. Trondheim. Ålesund iyo molde ayay ku wargalinayaan in marka ay imaanayaan Safaarada, si faraha looga qaado ay Shirkadda u celinayso 1000kr.

Wixii faah-faahin ah ee ku saabsan arintan, kala xiriir Hiiliye Travel:

Tlf: 48919140 ama 2139239

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of