Dr Aicha: Qaabkan ayaad iila soo xiriiri kartaan.

0
110

Dr Aisha: Waxaan umahad celinayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee kunool Norway. Gaar haan intii ila soo xiriirtay iyo intii iigu timid xafiiskeyga xarunta caafimaad ee Lyskaker.

Waxaan rabaa inaan idinla socodsiiyo inaad igala soo xiriiri kartaan ama Aad balan ka qabsan karton Bogeyga internetka ee Aichaaibo.bo . Waxaadna halkaas ka ogaan kartaa xiliyada aan firaaqada ahay ama Aan qofka qaabili karo.

Sidoo kale bogeyga internetka waxaad ka ogaan kartaa cudurada aan aqoonta gaarka ah u leeyahay iyo adeegyada aan qabano. Adiga oo si fudud daqiiqado gudahood ugu ogaan karo xiliyada aan firaaqada ahay, balana ka qabsan karto.

Telefoonka waxaa la igala soo xiiiri kara wixii kiisas deg-deg ah ama qofkii jawaab deg-deg ah u baahan. Laakiin balamaha caadiga ah ee ku saabsan noocyada xanuunada, talo bixin dhanka caafimaadka ah iyo daawooyinka, waa inaad u qabsataa balan.

Aad baad u mahadsantihiin.

Dr Aicha Aibo.



Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments