(Dagbladet)-Baashe Muuse: Wareegtada UDI-du, waxey caqabad ku tahay kamid noqoshada qoxootiga soomaalida ee bulshada Norway.

0
93

Baashe: Qoraalkan kooban oo Af-norwiiji ah hoos ka akhri.

Dowlada Norway ayaa mudo hada laga joogo sadeC sano soo saartay wareegto ay ku sheegeyso inay dib u qiimeyn ku sameyn doonto magangalyada ilaa 1600 oo soomaali ah. Iyaga oo taas ku sababeeyay in amniga magaalada Muqdisho ay soo hagaagtay, waxaana muuqato in badex sano aysan wali wax iska badalin xaalada Muqdisho, iyada oo boqolaal qof wali lagala maqanyahay jawaabta degenaanshaha.

Waxaan isbuucan wargeyska Dagbladet kusoo daabacay maqaal aan kaga hadlayo dhibaatada ka dhalatay wareegtada UDI-da, saameynta ay ku yeelatay qoxootiga soomaaliyeed iyo cida ay caqabad ugu tahay isdhexgalka bulshada ee bulshada soomaalida.

Halkan ka akhri maqaalka aan Dagbladet ku qoray: Riix halkan

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments