Caawa waxaa bilaaban doono waqtiga xagaaga ama sommerka, waxaana caawa saacadu marka ay tahay labada habeenimo waqtiga Norway horey loo dhigayaa hal Isaac.

Midowga Yurub ayaa dhawaan go´aamiyay in la joojiyo badalka saacada ee xiliyada qabowga iyo xagaaga. Waxeyna dhaqangalka arintaas bilaaban doontaa sanadka 2020.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of