tirsdag, mars 19, 2024

(Wargalin): Juba Travel: Waxaan bisha Ramadaan sameyn doonaa qiimo dhimis+ lacagta iska yar-yaree.

Shirka tigidada ee Juba Travel ayaa dhamaan soomaalida kunool Norway ogeysiineyso in shirkadu ay bisha Ramadaan macaamiisheeda u sameyn doonto qiimo-dhimis balaaran.

Shirkada ayaa sidoo kale macaamiisheeda siineyso fursad ay lacagta tigidka qeyb qeyb u bixin karaan. Ama ay iska yar-yareyn karaan.

Fursadan ayaa lagu sameeyay dhamaan tigidada diyaaradaha, waxeyna shirkadu dadka ogeysiineysaa inay lasoo xiriiraan, si ay hada usii goostaan tigidada fasaxa, inta aysan sii qaaliyoobin.

Juba Travel kala xiriir telefoonada muuqaalka hoostiisa ku qoran.

Juba Travel Agency waa shirkad idiin hayso adeegyada safarada iyo dalxiiska sida tigidhada diyaaradaha, diyaarinta hotelada, gadiidka iyo waliba talooyin ku saabsan dal kugal (visa). Waxaa idiin adeegi doono shaqaale xirfad sare iyo waayo-aragnimo u leh shaqada ay qabanayaan.

Kala soo xiriir:

Address-ka: Motzfelds gate 7, 0187 OSLO.Tlf: 96969634 /96969654  E-mail: jubatickets@gmail.com/ Info@jubatravelagency.no.

--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Juba Travel Agency er reisebyrå som har billige flybilletter fra 500 flyselskaper i verden over. Vi hjelper deg med å nå dine reisemål enkelt og billig.

Vår oppgave i Juba Travel Agency er å gjøre det enkelt for deg som kunde å finne og bestille riktig reise. Gjennom kun én kontakt med oss får du som kunde overblikk over markedets brede utvalg og kan sammenligne tilbud. Gjennom vår høye kompetanse og service gir vi deg som kunde råd og hjelp til å bestille riktig reise.

Gode grunner til å bestille billetter hos oss: 

-100% laveste prisgaranti, Gratis avbestilling,  Navneendring, Billetrefusjon.

-Vi er godkjent av IATA og vårt personale er IATA-sertifiserte og har spisskompetanse innenfor reisebransjen.

Juba Travel Agency ønsker deg en behagelig flyreise

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x