Cabdulaahi Dhaqaale

Waxaan dhawaan dhici doonto doorashada xubnaha baarlamaanka midowga Yurub, waxeyna doorasho ka dhici doontaa dalalka xubnaha ka ah midowga EU-da, halkaas oo siyaasiyiin boqolaal gaaraya ay dagaal ugu jiraan kamid noqoshada baarlamaanka EU-da.

Cabdullaahi Xasan Dhaqaalo oo kamid ah golaha deegaanka Katrineholm ayaa sanadkan kamid ah siyaasiyiinta u ordaya kamid noqoshada baarlamaanka EU-da. Isaga oo kamid ah dad faro ku tiris ah oo madow ah oo kamid tartanka doorashadan.

Halkan ka dhageyso wareysi uu Cabdulaahi siiyay idaacada VOA.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of