Warbaahinta Norway maxey ka dhaheen go´aanka ceyrinta DFS ee ergeyga Q.M Soomaaliya u qaabilsanaa

0
135
Foto: Skjermdump-Abcnyheter

Warbaahinta dalkan Norway ayaa si lamid ah warbaahinta dalalka kale ee caalamka, maanta si aad ah u hadalheysay go´aanka ay dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ay wadanka uga ceyriysay, ergeygii qaramada u qaabilsanaa Soomaaliya, Nicholas Haysom.

Go´aanka ay wasaarada arimaha dibadda Soomaaliya ku sheegtay in Mr Haysom uusan kasii shaqeyn karin Soomaaliya ayaa sida muuqato ah mid aan la fileyn inay xiligan ku kici karto dowlada Soomaaliya ee ku tiirsan taageerada beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay. Waana taas mida go´aankan siinayo ahmiyada gaarka ah, maadaama aysan horey uga dhicin Soomaaliya.

Ceyrinta Haysom ayaa timid kadib markii uu sadex maalin kahor warqad uu ku dalbanayo jawaabo uu u diray wasaarada amniga Soomaaliya, isaga oo codsaday in looga soo jawaabo sharci ahaanta xirida Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, iyo qal-qalaase ka dhashay arintaas, sababeyna dhimada dad kor u dhaafayo 15 qof. Howsha xiritaanka Mukhtaar oo horey uga tirsanaa hogaamiyayaasha Shabaab ayaa la tuhunsanyahay inay qeyb ka ahaayeen ciidamada booliska ee taageerada dhaqaale ka hela qaramada midoobay.

Hoos ka akhri qaar kamid ah wararka ay warbaahinta Norway ka qortay ceyrinta DFS ee Nicholas Haysom.

NRK: Somalia kaster ut FN-utsending 

ABC-Nyheter-NTB

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments