Mustaqbalka heshiiska ay Britain uga baxayso Midawga Yurub ayaa mugdi sii galaya, kadib markii baarlamaanka Britain ay codka u qaadeen in heshiiska BREXIT dib loogu noqdo. Arrintan ayaa waxaa iyana ku gacan sayray ururka Midowga Yurub.

Dhageyso warbixin arintan ku saabsan.-VOA

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of