Qaban-qaabiyeyaasha kulanka:

Waxaa dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan Norway, gaar ahaan Oslo iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa inay kasoo qeybgalaan kulan la rabo in jaaliyada soomaaliyeed ee Norway ku muujiso dareenkeeda ku aadan isbadalada ka socdo Soomaaliya oo saameyn toos ah iyo mid dadbanba ku leh soomaalida ku dhaqan Norway.

Kulanka ayaa bartamaha magaalada Oslo ka dhacayo maalinta khamiista ah ee isbuucan. Saacada kulankla ayaa noqon doonto 17:00 ilaa 21:00.

 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of