Wakiilkii SNTV ee dalkan Norway, Xasan Said Raasto oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayaa maalmahan dhowr mar kasoo muuqday xarunta weyn ee SNTV Muqdisho, isaga soo gudbinayo barnaamijyo kala duwan iyo warar.

Raasto oo sideedii sano ee ugu danbeeyay ahaa wariyaha SNTV ee dalkan Norway.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of