soo galooti

Tirokoob ay sameysay wakaalada SSB ee qaabilsan tirokoobka iyo xog uruurinta ayaa lagu sheegay in 29% dadka Norwiijiga ah ay rabaan in lasoo adkeeyo xeerarka la xiriira qoxootiga iyo magangalyada Norway. Halka 53% ay sheegeen inay rabaan inay kusii socoto sida ay hada tahay, halka 15% ay sheegeen inay rabaan in la qafiifiyo.

Xog uruurintan ayaa sidoo kale lagu sheegay in dadka Norwiijiga ah badankood ay fiican oo wanaag ah ka heystaan soo galootiga dalka kunool, balse ay rabaan in la adkeeyo xeerarka qoxootiga, si ay u adkaato inuu qofku magangalyo helo.

Xigasho/kilde: NETTAVISEN.N

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of