Dhageyso: Ilhaan Cumar oo qarka u saaran inay taariikh cusub ka dhigto siyaasada Mareykanka

0
165
Foto: Ilhaam Cumar/Facebook

Dadweynaha Mareykanka ah ayaa beri oo talaado ah dooran doono 435 xubnood oo kamid noqonaya Aqalka Congress-ka iyo 35 kursi oo ka mida 100 kursi ee senate-ka. Sidoo kale waxaa la dooran doonaa gudoomiyayaasha gobollada iyo xafiisyada heer degmo.

435 kaas xubnood waxaa ka mida Ilhan Cumar, oo ah gabar Soomaali Mareykan ah, oo haddii ay guuleysato noqoto qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee gala congress-ka.

Halkan ka dhageyso warbixinta VOA-Da ee arintan

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments