Oslo: Dhageysiga dacwada racfaanka Mahad Abiib oo shaley soo gaba-gabowday

0
93
Foto: Wardoon.net

Waxaa maalintii shaley aheyd magaalada Oslo kusoo gaba-gabowday dhageysiga maxkamada Mahad Abiib iyo hey´adda UNE oo mudo isbuuc ah ka socotay maxkamada racfaanka Oslo.

Labada dhinac ee kiiskan isaga soo horjeeday ayaa ugu danbeyn shaley soo gudbiyay gunaanadka doodahooda, waxeyna mid walba soo bandhigeen cadeymo ay ku adkeenayaan kiiskooda.

Mahad Ayaa TV2 u sheegay inuu ku faraxsanyahay inay ka dhamaatay dhageysiga kiiska racfaanka, uuna markan rajeynayo inuu ku guuleysto.

Go´aanka dacwada racfaanka ee maxkamada ayaa soo bixi doono isbuucyada inagu soo aadan.

Xigasho/kilde: TV2.NO

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments