Mahad Abiib

Waxaa maalintii isniinta aheyd magaalada Oslo ka bilaabatay dhageysiga dacwada racfaanka u dhaxeyso u dhaxeyso Mahad Abiib iyo hey´adda UNE. Kiiskan ayaa labadii sano ee ugu danbeeyay kamid ahaa kiisaska loogu hadal badanyahay warbaahinta dalkan Norway.

Waa kuwan qaar kamid ah cinwaanada qoraalada ay warbaahintu kaqortay racfaanka Abiib iyo UNE maanta iyo shaley (Click sii ama riix, si aad usii akhriso):

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of