Soomaaliya ayaa ku guulaystay kamid noqoshada xubnaha golaha xuquuqda aadamaha ee Qaramada Midoobay, ka dib doorasho xalay ka dhacday xaruunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada midoobay ee New York.

Safiirka Somalia u joogta xaruunta Golaha Xuquuqda Aadamaha Q/M ee Geneva, Faadumo Cabdulaahi  ayaa idaacada VOA-da , laanteeda afka soomaaliga uga warantay kamid noqoshada Soomaaliya ee golaha xuquuqda aadanaha Q.M.

Halkan ka dhageyso wareysiga VOA

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of