Joornaal ka soo baxa gobolka Sognefjord ayaa  bogiisa hore lagu soo qoray warbixin ka hadlaysa wiil Soomaali ah oo furtay dukaan ku shaqeeya hab online ah (Nettbutikk. Wiilkaan oo lagu magacaabo Abukar Mohamed ayaa waxaa la sheegay in uu furay dukaan online ah oo lagu magacaabo Marketsom https://www.marketsom.com/.

Dukaankan ayaa waxaa lagu iibiyaa alaab badan sida dharka, mobilada iyo agabye kale oo raqiis ah. Abukar waxa uu tusaale wanagsan u noqonayaa dhalinyarada soomaaliyeed ee raba inay wax ku soo kor dhiyaan bulshada aan ku dhex nool nahay ee Norway.

Xigasho/ Kilde:Porten.no

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of