Oslo-Norway

Hey´adda UNDP ee katirsan qaramada midoobay ayaa mar kale wadankan Norway u aqoonsatay dalka ugu fiican ee lagu noolaan karo. Waxaana booska labaad kujira dalka Switzerland, waxaana kusii xiga dalalka Australia, Ireland, Germany, Iceland iyo Honkong.

Dhanka kale dalalka Niger, Afrikada dhexe, Koonfurta Suudaan iyo Chad ayaa noqday dalalka kaalmahah ugu hooseeya kaga jira wadamada ugu fiican ee lagu noolaan karo.

Xigasho/kilde: NRK

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of