Madaxa sirdoonka gudaha ee dalka Jarmalka Hans-Georg Maassen ayaa loo sheegay in uu shaqadiisa isaga tago isla markaasna xil sare oo kale ka qabto wasaaradda arrimaha gudaha.
Go’aanka dawladda ayaa yimid iyadoo muran cusub uu ka dhashay jawaabtii uu Maassen ka bixiyay daganaansho la’aantii qolyaha garabka midig ay ka sameeyeen magaalada Chemnitz ee bariga Jarmalka.
«Ugaarsi» loo gaysanayo dadka soo galootiga ah ayaa halkaas laga soo sheegay 26 Agoosto ka dib markii rag soo galooti ah ay dileen nin jarmal ah oo ay is dagaaaleen.
Maassen ayaa shaki ka muujiyay in dadka ajnabiga u eg la ugaarsanayo, hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaana amartay in xilka laga qaado.
Dadka dhaliishan ayaa sheegay in ka biyo diiditaankiisii ay kaalin ka ciyaartay rabshadihii darnaa ee ay gaysteen golyaha garabka fog iyo cago juglayntii ka dhacday Chemnitz.
Maassen ayaa ka tagaya hogaaminta hay’adda sirdoonka ee BfV wuxuuna noqonayaa wasiirka arrimaha gudaha.
Warbaahinta Jarmankuna waxay ku warramaysaa in uu hadda ka mushahaar badnaan doono. Ilaa iyo hadda ma cadda cidda badali doonta.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.