Gabar soomaali ah oo kamid noqotay baarlamaanka dalka Sweden

0
148

Waxaa wali socoto tirinta natiijada codadka doorashada dalka Sweden oo dhacday isbuuc kahor. Iyadu aysan xisbiyadu wali ku heshiin qaabka ay u wada shaqeyn lahaayeen, iyo nooca xukuumadeed ee Sweden ka talin doonto afarta sano ee soo socoto.

Leila Elmi oo ah gabar soomaali ah oo laga soo doorto magaalada Gotoberg ee dalka Sweden ayaa sanadkan kamid noqotay xubnaha cusub ee baarlamaanka dalka Sweden. Waxeyna leila katirsantahay xisbiga Miljöpartiet.  

Sidoo kale ilaa labaatameeyo qof oo soomaali ah ayaa kamid noqday goloyaasha deegaanka magaalooyinka iyo gobolada dalka Sweden.

Xigasho/kilde: Express.se

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments