Sweden: Soomaalida Sweden oo isku diyaarineyso doorashada madaxtinimo ee dalkaas ka dhici bil kadib

0
200

Sagaalka bisha September ee sanadkan, waxaa dalka Sweden ka dhici doonto doorashada baarlamaanka dalka Sweden oo sanadkan leh xiiso iyo muhiimad gaar ah. Iyada oo xisbiga xagjirka midigta fog ee SD, uu sanadkan kamid yahay xisbiyada loo badinayo inay codadka ugu badan ka helaan doorashada.

Dalka Sweden waxaa kunool jaaliyad soomaaliyeed oo tiro ahaan ka badan soomaalida dalka Norway, Denmark ama Finland. Waxaana dhowrkii sano ee ugu danbeeyay dhalashada dalka Sweden qaatay kumanaan soomaali ah, oo sanadkan codkooda ka dhiiban kara doorashada baarlamaanka dalkaas.

Halkan ka dhageyso dareenka soomaalida dalkaas ee doorashada sanadkan, iyo sida ay isugu diyaarinayaan.(SverigesRadio, qeybta soomaaliga)

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments