Denmark: Haweeneydii ugu horeysay oo ganaax ku muteysatay xirashada indho-shareerka

0
103
Boolis haweeney xoog u furayo indho-shareer

Kowdii bishan August, waxaa dalka Denmark ka dhaqan-galay sharci mamnuucaya in guud ahaan dalkaas lagu xirto niqaabka ama indho-shareerka, iyada oo haweeneydii lagu qabto indho-shareer ay booliska dalkaas sheegeen inay muteysan doonto ganaax lacageed.

Maalintii shaleyd aheyd ayaa haweenay 28-sano jir ah ay booliska dalka Denmark ku eedeeyeen xirashada niqaabka, waxaana lagu xukumay inay bixiso 1000 krone oo lacagta dalka Denmark ah. Hadii ay haweeneydan diido inay bixiso lacagtaas, waxey kiiskeeda tagi karaa maxkamad, iyada oo hadii dhowr mar oo kale lagu qabto xirashada indho-shareerka ay muteysan karto ciqaab lacageed oo gaareysl 10.000 DKK.

Xigasho/kilde: Aftenposten.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments