Foto: Radio-Muqdisho Maxamed Aaden Jimcaale "Koofi" iyo Frode Fong.

Dowlada Norway ayaa soo saartay go´aan ay ku sheegeyso in ku aqoonsatay dhamaan noocyada baasaboorada soomaaliyeed. Waxaana kulanka arintaas lagu soo bandhigayay goob-joob ka ahaa safiirka Norway ee Soomaaliya iyo Wasiirada arimaha dibbada iyo amniga dowlada Soomaaliya.

Madaxa laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya, Maxamed Aden Koofi ayaa idaacada VOA-da faah-faahin ka siiyay aqoonsiga dowlada Norway ee baasaboorka soomaaliga ah.

Halka ka dhageyso

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of