Yuusuf Maxamed Ismaaciil waa muwaadin soomaali ah oo dalkan Norway sheegay inuu soo galay sanadkii 1987. TV2 ayaa dhawaan warbixin ka diyaariyay Yuusuf oo 31 sano oo uu Norway kunoolaa kadib loo tarxiilay Tanzania, oo ay dowlada Norway sheegtay inuu kasoo jeedo. Tanzania ayaa Yuusuf u diiday inuu dalkeeda soo galo, waxeyna xabsi kadib usii tarxiishay Soomaaliya, halkaas oo dowlada Norway ay mar kale ku qasbanaatay inay Yusuf dib ugu soo celiyo dalkan Norway.

Halkan ka akhri warbixinta TV2 ee sheekada Yuusuf 

Halkan ka daawo warbixinta iyo wareysiga Yuusuf oo af soomaali ah

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of