Baarlamaanka Norway oo ansxiyay xeer indho-shareerka looga mamnuucayo goobaha waxbarashada

0
94

Baarlamaanka dalkan Norway ayaa maanta ansixiyay xeer cusub oo laga bilaabo deyrta soo socoto(høst) indho-shareerka looga mamnuucayo dhamaan goobaha waxbarashada dalkan Norway. Xeerkan ayaa qaban doono dadka ka shaqeeyo ama dhigta goobaha waxbarashada sida jaamacadahada, iskuulada, dugsiyada sare, goobaha waxbarashada dadka soo galootiga ah iyo xarumaha xanaanada caruurta(barnehage).

Dooda ku saabsan mamnuucista indho-shareerka ee goobaha waxbarashada ayaa soo socotay in mudo ah, iyada oo isbuucan ay ugu danbeyn baarlamaanku isku raaceen ansixinta qodobkaas.  Wuxuuna dhaqangalkiisu bilaaban doonaa fasaxa xagaaga kadib.

Xigasho/kilde: Kunnskapdepart..

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments