Asker: Wiil soomaali ah oo aabihii dilay oo ay maxkamad ku xukuntay in si qasab ah loogu hayo isbitaalka lagu xanaaneeyo dadka maskax ahaanta u xanuunsan

0
167
Illustrasjonsfoto: Glennstangeland/Wikimedia Commons.

Wiil soomaali ah oo dhamaadka sanadkii 2016 aabihii ku dilay magaalada Asker ayay shaley maxkamad ku xukuntay in si qasab ah loogu hayo goobaha lagu xanaaneeyo dadka geysta danbiyada halista ah, isla markaana maskax ahaan ama dhimir ahaan u xanuunsan.

Dadka baara caafimaadka maskaxda qofka ayaa xaqiijiyay in wiilkan falka geystay aan ciqaab ahaan loo xukumi karin falka danbiga ah ee uu geystay.  Maxkamada ayaa sidoo kale xukuntay in xiliga uu falkan wiilkan geysanayay aysan maxkaxdiisu joogin, waxeyna ku xukuntay in si qasab ah loogu hayo goobaha lagu xanaaneeyo dadka maskax ahaanta u xanuunsan.

Halkan kasii akhri faah-faahinta xukunkan.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments