Sida lagu soo bandhigay tirokoob cusub oo kasoo baxay wakaalada tirokoobka iyo xog uruurinta ee SSB, shaqo la aanta dadka soo galootiga ah ayaa mar kale hoos usii dhacday, iyada oo kor u kacday tirada dadka soo galootiga ah ee shaqeeya.

6,1% dadka sadexdii bilood ee ugu horeeyay sanadkan ahaa shaqo la aan, tiradaas oo 1% ka koreysi tii sanadkii hore xiligaas oo kale. Waxaana sidoo kale muuqata farqi u dhaxeeyo heerka shaqada dadka soo galootiga ah, iyada oo dadka kasoo jeedo Afrika ah yihiin dadka ugu badan ee shaqo la aanta ah Norway.

Xigasho/kilde:P4

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of