TV-ga qaranka Norway ee NRK ayaa maalin kahor soo bandhigay warbixin ay ka diyaariyeen Baashe Muuse oo katirsan, ayna ku sheegeen inuu si kala duwan uga hadlay arinta ku saabsan dugsi dhibaatooyinka ay sheegteen caruurta dugsi quraanada loo geeyo Soomaaliya. Waxeyna warbixintooda ku lifaaqeen qeyb kamid ah wareysi turjuman oo uu Baashe siiyay SNTV.

Sida uu shaley galinkii danbe qoray wargeyska Nettavisen, Baashe Muuse ayaa xiriir la sameeyay Arild Humlen oo ah qareen caan ah. Wuxuuna kala hadlay warbixinta NRK oo uu Baashe aaminsanyahay inay tahay mid aan sawir sax ah ka bixineyso waxa uu ka yiri ama ka aaminsanyahay arintaas.

Xigasho/kilde: Nettavisen(halkan kasii akhri)

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of