Ma xusuusatay inaad wax ka badal warqada canshuur celinta?

0
177

Maalinta isniinta ah ee ku beegan 30-ka bishan April, waa maalinta ugu danbeysa ee qofku uu soo xareyn karo wax ka badalka warqada canshuur celinta ee loo yaqaan «Skattemelding-ka».

inkasta oo dowladu ay xisaabiso qarashaadka qofka soo gala, iyo saamiga canshuurta uu bixiyo, hadana waxaa muhiim ah in qof walba uu hubiyo tirooyinka ku xusan waraaqda canshuur celinta ee loo soo diray. Waxaa dhici karto inay ku dhaafto fursad lagugu soo celin karo dhowr kun oo aad xaq u leedahay in dib laguugu soo celiyo, ama waxaa dhici karto inaad bixiso canshuur dheeri ah.

Halkan ka akhri waxyaabaha muhiimka ah oo ay tahay inaad ka hubiso warqada canshuur celinta. 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments