Halkan ka daawada wareysi ku saabsan barbaarinta carruurta iyo noocyada jacaylka ee dhexeeya waalidiinta iyo carruurta. Waxaana xogta wareysiga bixinaya Qamaan Khaliif Muuse oo ah macallin ku nool magaalada Oslo oo bixinaya tababarada. Waxaana werysiga ka qaaday oo idin la socodsiin doona Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare).

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of