Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha dalka Jarmalka Horst Seehofer ayaa laga soo xigtay hadal ah «islaamka boos ugama banaana Jarmalka», hadalkaas oo la sheegay in ay foodda isku dareen hoggaamiyaha dalkaas Angela Markel oo aanan jecleysan fikradda ninkan.
Waxa uu hadalkan sheegay xili uu soo bandhigayay siyaasado cusub oo ku wajahan arrimaha soo galootiga. Waxa uu qeyb ka yahay dowladda isbahaysiga ah ee dalka Jarmalka ee dhawaanta la dhisay.
Hoggaamiyaha Jarmalka ayaa sanadkii 2015-kii u sheegtay in ay aaminsantahay in Islaamka uu qeyb ka yahay Jarmalka. Balse ninkan oo wareysi siiyay wargeyska Bild ayaa sheegay in uu rumeysanyahay in Jarmalka lagu dhisay «tiirar masiixiyadda ah», meelna uusan uga banaanayn Islaamka.
Wuxuuse sheegay in muslimiinta ku nool Jarmalka ay yihiin muwaadhiniin, balse diinta islaamka aanan loo baahnayn.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.