Dukaanka soomaaliyeed ee laga soo adeegto xuduudka Sweden ee Tasteland, wuxuu ogeysiinayaa dhamaan soomaalida ku dhaqan Norway in isbuucan uu macaamiisha dukaanka ka adeegato u hayo qiimo-jabin ku saabsan alaabta dukaanka laga adeegto. Gaar ahaan  cabitaanka Multivitaminka oo baakadii dhan isbuucan qiimaheedu ay tahay 29 krone oo kali ah.

Sidoo kale wuxuu dukaanku ogeysiinayaa macaamiisha soomaalida ah in maalmaha caadiga ah uu dukaanku furanyahay: Wixii faah-faahin ah oo ku saabsan dukaanka Tasteland ama qiimo-jabintiisa kala duwan kala xiriir:  41245363

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of