Sweden: Qoraa soomaali ah oo ku guuleystay abaal-marin caalami ah

0
108
Qoraa Cabdinuur Mohamed

Cabdi-Nuur Mohamed oo ah qoraa soomaali ah oo kunool dalka Sweden ayaa ku guuleystay abaal-marin caalami ah oo la siiyo shaqsiyaadka ka dhexmuuqdo howlaha bulshada ee muhiimka ah, gaar ahaan dhinac isdhexgalka iyo xuquuqul insaanka.

Abaalmarintan caalamiga ah ee uu Cabdinuur ku guuleystay ayaa waxaa bixiyo hey’adda qaramada midoobay u qaabilsan waxbarashada iyo dhaqanka ee UNECSO, laanteeda dalka Sweden.  Cabdinuur ayaa dalkaas Sweden kunoolaa mudo 10 sano ah, waxa uuna aad uga dhexmuuqdaa bulshada soomaaliyeed ee Sweden.

 

Xigasho/kilde: SVT.SE

 
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments