Kidz Corner: 20% Qiimo-jabinta fasaxa Påskaha: Dhamaan agabka dukaanka yaal

0
95

Dukaanka iibiya agabka ay caruurtu ku ciyaaraan ee Kidzcorner.no, wuxuu ogeysiinayaa soomaalida ku dhaqan Oslo nawaaxigeeda inuu sameynayo qiimo-jabin ku aadan fasaxa Påskaha, taas oo dhan 20%.

Qiimo-jabintan ayaa socon doonto laga bilaabo jimcaha 23-ka bishan Maarso ilaa 31-ka Maarso.

Dukaanka wuxuu furanyahay: Isniin ilaa jimco: 11:00 ilaa 19:00. Sabtina wuxuu furanyahay, 10:00 ilaa 20:00.

Hadii aad rabto inaad soo booqato xili uusan dukaanku furneyn, kala xiriir e-mailkan: Post@kidzcorner.no.

Sidoo kale waxaad dukaanka kaga adeegan karaa qaab online-ah(www.kidzcorner.no), kadibna waxaad alaabtaada kasoo qaadan kartaa dukaanka isla maalintaasba.


Dukaanku waxa uu ku yaalaa xaafada Furuset, waxa uuna 50 mitir u jiraa T-bane furuset ama senterka Furuset. Cinwaanka dukaanka waa Granstangen 28 C, 1051 Oslo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments