Egal Transport:(2 for 1) Laba shaqo oo aan kuugu qabano, qiimaha hal shaqo

0
113

Dhamaan umadda somaliyeed ee degan Norway, gaar ahaan Oslo iyo agagaarkeeda,  waxaa la ogeysiinayaa in shirkada Egal transport oo ah shirkadd Somaliyeed, taas oo ka sharciyaysan dalkan ay u diyaarisay macaa miisheeda adeega guuritaanka iyo qaadida alaabaha waxkasga iyo culayd kasta oo ay leeyihiin.

Egal Transport «Waxaan leenahay xirfadd sare marka ay noqoto guuritaanka, waxaan kaloo xiriir la la leenahay Nav oo caawisa dadka aan awoodi karin in ay iska bixiyaan kharashka ku baxaya guuritaanka.

Haddaba qofkii isagu iska bixinaya kharashka waxaa uu helayaa qiimo dhimis wayn, qofkii Nav ay caawinsana waxaa uu helayaa cawinaad siyaado ah, sida in laguu soo qaado alaab aad gadatay ama qashin in lagaa tuuro ama wixii lamid ah, hadda sommerka ka hor ka faaiideyso fursaddaan.

Wixii faah-faahin dheeri ah kala xiriir: 402 41 783

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments